Please enable JavaScript in your browser to complete this form.Please enable JavaScript in your browser to complete this form.REPORT IMMIGRATION ENFORCEMENT INCIDENTS SHEEG DHACDADAHA FULINTA SOCDAALKA Have you or someone you know been stopped, detained, or questioned by ICE, Border Patrol, or other federal immigration agents? Were you targeted because you are Somali or based on your race or national origin? The Somali American Bar Association (SABA) and ACLU of Minnesota are investigating unlawful immigration enforcement practices in our community. Your story helps us build accountability and protect civil rights. This form is confidential. Completing it does not create an attorney-client relationship or guarantee legal representation, but it helps us document what's happening and may connect you with legal resources. ──────── Ma adiga ama qof aad taqaan ayaa la joojisey, la xidhay, ama lagu su'aalay ICE, Border Patrol, ama hay'adaha kale ee socdaalka federaalka? Ma laguu yeeray sababta oo ah inaad tahay Soomaali ama salka ku haya jinsiyadaada ama waddankaaga asal ahaan? Somali American Bar Association (SABA) iyo ACLU ee Minnesota waxay baarayaan hab-dhaqannada sharci darrada ah ee fulinta socdaalka ee bulshadeenna dhexdeeda. Sheekaadaadu way naga caawisaa inaan dhisno mas'uuliyadda oo aan ilaalino xuquuqda rayidka ah. Foomkani waa mid qarsoodi ah. Dhammaystirkiisu kama abuurayo xidhiidh qareen-dacwoode ama damaanad qaad matalidda sharciga, laakiin wuxuu naga caawiyaa inaan diiwaangelino waxa dhacaya waxayna ku xidhi kartaa kheyraadka sharciga. What is your name? // Magacaa? *Phone Number // Lambarka Taleefanka *Email Address // Cinwaanka IimaylkaWhat is the best way to contact you? // Sidee ugu wanaagsan oo laguula soo xidhiidhi karaa? *Phone // TaleefanEmail // IimaylkaText Message // Fariin qoraal ahWhatsAppPreferred language for follow-up // Luuqadda aad dooratay ee xidhiidhka *--- Select Choice ---EnglishSomali // Af-SoomaaliOther // KaleINCIDENT DETAILS // FAAHFAAHINTA DHACDADAWhen did this happen? // Goorma ayuu dhacay? *Where were you? (Location and type of place) // Xaggee joogtay? (Goobta iyo nooca meesha) *What happened? Please describe in detail. // Maxaa dhacay? Fadlan si faahfaahsan u sharax. *ADDITIONAL INFORMATION (OPTIONAL) // MACLUUMAAD DHEERAAD AH (IKHTIYAARI)Which agency/agents were involved? (Check all that apply) // Hay'adda/saraakiisha ee ku lug lahaa?ICE (Immigration and Customs Enforcement)Border Patrol / CBPHSIOther federal agents // Saraakiil kale oo federaal ahI'm not sure // Ma huboDo you believe you were targeted because of your race, ethnicity, or national origin (like being Somali)? // Ma u maleynaysaa in lagugu yeeray sababta jinsiyadaada, asalkaaga, ama waddankaaga aad ka timid (sida Soomaalinimada)?Yes // HaaNo // MayaI'm not sure // Ma hubo Luuqadda kore Magacaa? Did agents show you a warrant? // Saraakiishu ma ku tuseen amar maxkamad (warrant)?Yes // HaaNo // MayaThey said they had one but didn't show it // Waxay yiraahdeen inay leeyihiin laakiin ma muujinI'm not sure // Ma huboDo you have photos, videos, or documents to share? // Ma haysaa sawiro, muuqaalo, ama dukumeentiyo aad wadaagi karto? Drag & Drop Files, Choose Files to Upload You can upload up to 5 files. Is there anything else you want to tell us? // Ma jiraan wax kale oo aad noo sheegi rabto?IMPORTANT LEGAL INFORMATION // MACLUUMAAD MUHIIM AH OO SHARCIIMPORTANT LEGAL INFORMATION // MACLUUMAAD MUHIIM AH OO SHARCI I understand that: - My information is confidential - Submitting this form does NOT create an attorney-client relationship - Submitting this form does NOT guarantee legal representation - SABA will review my submission and may refer me to legal resources - Legal claims have deadlines, and I should contact an attorney promptly ──────── Waxaan fahmay in: - Macluumaadkaygu yahay mid qarsoodi ah - Gudbinta foomkan KAMA abuurayo xidhiidh qareen-dacwoode - Gudbinta foomkan MA damaanad qaadayso matalaad sharci - SABA waxay dib u eegi doontaa gudbintayda waxayna ii gudbin kartaa kheyraadka sharciga - Sheegashooyinka sharciga waxay leeyihiin wakhtiyada kama dambaysta ah, waxaanan si dhakhso leh la xidhiidhi qareen I have read and understand the above // Waan akhriyey oo waan fahmay waxa kore *Yes // HasSubmit // Gudbi